Maxay ka wada hadleen RW Khayre & Wasiirka Arrimaha dibeda ee Ruushka? (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo ka qayb gelaya shir sanadeedka madasha nabadda Paris, ayaa kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Ruushka, Sergey Lavrov. Kulanka oo qayb ka ahaa shir doceedyada uu Ra’iisul Wasaaruhu la qaadanayo madaxda ka qayb geleysa shirka madasha nabadda Paris, ayaa looga hadlay amniga, nabad-gelyada iyo taageerada … Continue reading Maxay ka wada hadleen RW Khayre & Wasiirka Arrimaha dibeda ee Ruushka? (Sawirro)